Muuse Biixi oo Xaalada Laascaanood iyo sida laga yeelayo kala shiray 10-Urur Siyaasadeed (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa shir Gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen tobanka urur siyaasadeed ee u soo baxay tartanka xisbiyada siyaasadda ee maamulka Somaliland . Shirkan uu caawa Madaxweynaha Somaliland la qaatay madaxda ururada siyaasada ayaa  looga arrinsanayey xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood, gaar ahaan dagaalka dhiiga badan ku daatay ee u … Continue reading Muuse Biixi oo Xaalada Laascaanood iyo sida laga yeelayo kala shiray 10-Urur Siyaasadeed (Sawirro)